Sawirro: Maxaabiis u fariisatay Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland

5 kamid ah maxaabiista ku xiran xabsiga weyn ee Garoowe ayaa kamid ah Ardayda u fariisatay maanta Imtixaanka shahaadiga ah ee Dowladda Puntland.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta Sare Ee Puntland Mudane Cabdullaahi Maxamed Xasan, ayaa ku booqday xabsiga weyn ee Garoowe, isagoona ku dhiirigaliyay inay si wanaagsan uga faa’ideystaan.

Idilnews