Maxaa looga hadlay kulankii Garoowe ku dhexmaray Deni iyo Wasiir Cabdirashiid ? (Sawirro)

Cabdirashiid Yuusuf Nuur Wasiir kuxigeenka Wasaarada ka hortaga Xanuunada Faafa ee Dowlad deegaanka Soomaalida oo Todobaadkii hore gaaray Garowe, ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Dowlada Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Arimaha ay kawada hadleen,waxaa ugu waa weynaa…

1.Xiriirka labada Deegaan.

2.Iskaashiga Amniga iyo la dagaalanka argagixisada.

3.Xoojinta Ganacsiga labada dhinac.

4.Wada shaqaynta guud ee labada Maamul.

Wasiir Cabdirashiid Yuusuf Nuur kulanka Madaxweynaha kadib waxuu usoo anba baxay dhanka Gobolka Mudug oo uu soo gaaray maanta.

Jibril Qoobey.