VIDEO: Farmaajo ma u darsaday Xasan Cali Kheyre mise waa ka reystay ?

Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Mohamed Abdullahi Farmaajo, ayaa bishii July ee 2020 weerar siyaasadeed ku qaaday Ra’iisul Wasaarihiisii la shaqeynayay mudada 3 sanno iyo barka ah Hassan Ali Khaire, kaas oo ahaa difaaca ugu adag ee mudada uu heystay, Sidoo kalena dusha saaran jiray eedaha dhacdooyinkii dalka ka dhacay ee uu hormuudka u ahaa Farmaajo.

Hadaba, Farmaajo ma u darsaday Xasan Cali Kheyre mise waa ka reystay ?