XOG: Farmaajo oo xariir la sameeyay Saraakiisha Ciidanka Badbaado Qaran

Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Mohamed Abdullahi Farmaajo, ayaa wuxuu dib u bilaabay in uu xiriir hoose la sameeyo saraakiisha hogaaminaysa Ciidanada Badbaado Qaran.

Farmaajo oo ka faa’idaysanaya fursad iyo dayac ka yimid Rooble oo aan siin Ciidamada 3-bilood mushahaarkoodii,ayaa isku dayay in uu dhexgelo oo furfuro, Balse waa laga war helay,waxaana si hoose uga hawlgalay Midowga Musharaxiinta.

Xaafiisyada Dowlada mushahaaar lagama qaadan 4-tii bilood ee udanbaysay,l acagta yar ee laga helo Dekeda waxay ugacan gashaa Fahad oo Rooble kama qadeeyo

.Jibril Qoobey.