Axmed Madoobe oo balanqaad u sameeyay Haweenka Soomaaliyeed (Sawirro)

Madaxweynaha Jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa kulan la qaatay hormuudka haweenka Soomaaliyeed ee ku jira golayaasha kala duwan ee Dowlada iyo ururada u dhaqdhaqaaqa ka qeybgalka haweenka ee arimaha Siyaasada.

Kulanka ayaa looga hadlay sidii Haweenku u heli lahaayeen qoondooda Baarlamaanka oo ah 30%. Madaxweyne axmed Madoobe ayaana balanqaaday inuu u halgami doono sidii doorashooyinka dhawaan dhacaya ay uga heli lahayeen qoondo ku filan.

Idilnews