Madaxweynaha Jubbaland “Anniga, Deni iyo Farmaajo isku heynaa Mab’da” (VIDEO)

Madaxweynaha Jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa sheegay in Soomaalidu aysan maanta isku heyn qabiil, balse la isku hayo mab’da, isagoo tusaale u soo qaatay khilaafka ka dhexeeya khilaafka ka dhexjira Isaga iyo Deni oo dhinac ah iyo Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday Farmaajo, oo ay Qabiil ahaan is xigaan.

 “1991-kii waa laga soo gudbay xiligaa waxaa laisku hayay qabiil,balse hadda waxaa laisku hayaa mab’da cid xumaan isku qabtana majirto” ayuu yiri Madaxweyne Axmed Madoobe.