Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Galmudug oo kulan gaar ah yeeshay (Sawirro)

Madaxweynayaasha Jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam iyo Galmudug Ahmed Abdi Kaarie, ayaa kulan gaar ah ku yeeshay Hotelka Airport ee magaalada Muqdisho oo uu degan yahay Madaxweynaha Jubbaland..

Kulanka oo ahaa Isxogwareysi ayaa Labada Madaxweyne diirada ku saareen xaalada dalka gaar ahaan Arrimaha doorashooyinka iyo iskaashiga labada dhinac.

Idilnews

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.