Akhriso: War-murtiyeedka laga soo saaray Shirka Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa saxiixay heshiis ku aaddan doorashooyinka dalka.

Akhriso War-murtiyeedka laga soo saaray Shirka Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka Dalka.