Khudbadda: Madaxweynaha Puntland ee xiritaanka Shirka Wada-tashiga Qaran

Khudbadda Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ee Munaasabadda xiritaanka Shirka Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka Dalka.