LIVE: Munaasabadda xiritaanka Shirka Qaran ee wada-tashiga Doorashooyinka

Xafladda Xeritaanka Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka ayaa ka bilaabatay Teendhada Afisyooni ee magaaladda Muqdisho.