Puntland oo shaacisay xilliga la dhisayo Golaha deegaanka Bandarbeyla

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland ayaa shaacisay in 15, June 2021, la dhisayo Golaha deegaanka Degmada Bandarbeyla ee Gobalka Karkaar.