Madaxweynaha Jubbaland iyo Safiirka Itoobiya oo kulan yeeshay

Madaxweynaha Jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa hoyga uu Magaalada Muqdisho ka dagan yahay kulan kula qaatay Safiirka Itoobiya u jooga Soomaaliya Danjire Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan.

Kulanka Labada masuul ayaa looga hadlay xiriirka labada dhinac iyo sidii la isaga kaashan lahaa la-dagaalanka Argagixisada.

Jibril Qoobey