Diiwaangalinta codbixiyaha oo weli ka soconaysa Puntland (VIDEO)

Diiwaangalinta codbixiyaha doorashooyinka Puntland ayaa weli ka soconaysa degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn oo lagu qabanayo doorashada hordhaca ah.

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa sheegay in diiwaangalinta oo ka socota gudaha degmooyinka saddexda ah, deegaanada iyo miyiga hoos yimaada, lasoo gaba-gabeynayo maalmaha soo socda.

Jibril Qoobey