Shil khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Garoowe (VIDEO)

Hal Ruux oo haween ah ayaa ku geeryootay, 5 kalena waa ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay duleedka magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland.

Ciidanka ilaalida waddooyinka Puntland oo gaaray goobta shirku ka dhacay ayaa sheegay in gaariga shilka galay ay la socdeen 10 ruux, uuna rogmaday xilli Dhalinyaradan ay dalxiis uga soo laabteen deegaanka Laacdheere oo 20-KM u jira Garoowe.

Jibril Qoobey