Video:-Mahdi Guuleed oo lagu dhaleeceeyay luuqada uu isticmaalay mar uu bogaadinayay doorashada Hargaysa

Waa sababta loogu tilmaamo siyaasiyiinta kasoo jeeda Beesha Isaaq ee jooga Muqdisho in ay yihiin shaqo tag dul saar ah oo aan wax matalaad ah lahayn.

“Beelaha kale ee aan ahayn Isaaq in matalaadooda la siiyo kuwa isaaqna shuruud lagu xiro,ayaa wacnaan lahayd”Ayay dad badan qabaan.

Xildhibaanada wax qariba ee mar walba doorta Madaxweyne khatar dalka ku noqdaa waa iyaga oo aan danba ka lahayn waxa Muqdisho yaal.

Sida Mahdi Guuleed uhadlay caadi mahan marka laga reebo ereyada bogaadinta doorashada Goboladaas,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka