Akhriso: Agaasimayaasha waaxyaha D/hoose ee Garoowe oo isbedelka lagu sameeyay

Guddiga joogtada ah ee Golaha deegaanka ee degmadda Garoowe ayaa isku-shaandeyn ku sameeyay Agaasimayaasha waaxyaha Dowladda hoose ee caasimadda Puntland.

Isbedelka ayaa yimid kaddib kulan guddiga joogtada ah degmadda Garoowe, waxaana xubnaha la isku bedelay kamid ah Agaasimayaasha waaxyaha Maaliyadda, Qorsheynta, Howlaha Guud iyo Arrimaha Bulshada.

Jibril Qoobey