Cali Guudlaawe iyo Safiirka Itoobiya oo kulan ku yeeshay Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabelle Ali Gudlawe Hussein, ayaa kulan kula qaatay magaaladda Muqdisho Safiirka Dowlada Itoobiya u jooga Soomaaliya Danjire Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan.

Labada masuul ayaa ka wada-hadlay Arrimaha Amniga, gaar ahaan xoojinta iyo iskaashiga howlgalada la-dagaalanka argagixisada iyo Arimaha Ganacsiga Deegaanada Hirshabelle iyo Itoobiya.

Idilnews.