Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Guddi ka kooban 9 xubnood (VIDEO)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble ayaa magacaabay Guddi ka kooban 9 xubnood oo qaabilsan qabanqaabada xuska maalmaha xorriyadda ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo.

Guddiga ayaa kala ah;

  1. Wasiirka Warfaafinta Cusmaan Abuukar Dubbe (Guddoomiye)
  2. Wasiirka Amniga Gudaha Xasan Xundubey Jimcaale (Guddoomiye kuxigeenka)
  3. Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada Durraan Axmd Faarax
  4. Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle
  5. Wasiirka Gargaarka & M. Masiibooyinka Khadiija Maxamed Diiriye
  6. Wasiirka Shaqada & Arrimaha Bulshada Cabdiwahaab Ugaas Xuseen
  7. Wasiiru Dowlaha Tamarta iyo Biyaha Shugri Maxamuud Afrax
  8. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir aha Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed
  9. Agaasimaha Golaha Wasiirrada Bashiir Axmed Cusmaan (Xoghayaha Guddiga).

Idilnews