Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay xubnaha ku matalaya Guddiyada Doorashooyinka (Akhriso)

Madaxweynaha Jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble u soo gudbiyay magacaabista Xubaha Jubaland uga mid noqonaya Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-Goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka.

Idilnews