Midowga Musharixiinta oo kulan ku yeeshay Muqdisho (Sawirro)

Golaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa caawa kulan casho iyo isxogwareysi ah ku yeeshay Hotelka Elite ee magaaladda Muqdisho.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sharif Sheikh Ahmed, Hassan Sheikh Mohamud, iyo Ra’iisul Wasaarihii hore Hassan Ali Khaire, waxaana uu kusoo aadaya xilli maanta la shaaciyay liiska xubnaha ay soo gudbiyeen ee ku jira guddiyada doorashooyinka Qaranka, kuwaas oo ay cabasho ka qabaan.

Idilnews