Hot Topics

Sirdoonka Turkiga oo nin ka afduubatay Nairobi

Qoyska nin Turkish ahaa oo laga afduubay magaalada Nairobi, ayaa dacwad ka xareynaya dowladda Kenya oo ay sheegeen inay u taxaabtay Turkiga.

Selahaddin Gulen ayaa ah wiil uu adeer u yahay wadaadka masaafuriska u deggan Mareykanka ee Fethullah Gulen. Qoyska ayaa ku eedeeyay dowladda Kenya inay sirdoonka Turkiga gacabn ka siisay in la afduubo.