Taliyaha Booliska Puntland oo xalay kormeeray goobaha ganacsiga ee magaaladda Qardho (VIDEO)

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Gen. Cabdi Xasan Xuseen, ayaa xalay booqday goobaha ganacsigga iyo goobaha kale ee bulshada ku cawayso, isagga oo mid mid u salaamay dadkii uu goobahaas ugu tagay.

Gen. Cabdi Yare ayaa ka xogwareystay qeybaha kala duwan ee Bulshada Qardho wada shaqeynta kala dhexeysa Booliska iyo haday jirto tabashooyin ay ka qabaan.

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.