Gen. Xijaar oo la kulmay Musharax Cabdikariim Xuseen Guuleed (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Xijaar, ayaa caawa hoyigiisa ku booqday Musharax Madaxweyne Abdikarim Hussein Guled.

Kulanka Labada masuul ayaa looga hadlay xaalada guud ee Amniga dalka, gaar ahaan ariimaha la xariira Amniga Doorashooyinka Qaranka.

Jibril Qoobey

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.