Guddoomiyaha Aqalka Sare oo magacaabay xubnaha ku matalaya Guddiga doorashada Xildhibaanada G/Waqooyi

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u soo gudbiyay magacaabista xubnihii laga sugayay ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta Somaliland,kuwaasoo kala ah.