Puntland oo wada diiwaangalinta gaadiidka Moojo Bajaajta ee ka shaqeysa Gaalkacyo (VIDEO)

Dowladda hoose ee degmadda Gaalkacyo ee Gobalka Mudug ee Puntland ayaa wada diiwaangalinta gaadiidka loo yaqaan Mooto Bajaajta, taas oo loo sameynayo aqoonsi iyo nambaro lagu kala garto, iyo nidaam ay ku shaqeeyaan.

Duqa degmadda Gaalkacyo Eng. Maxamed Cabdinuur Adan, ayaa sheegay in ciddii is diwaan galin weyda ay mutaysan doonaan Ganaax Lacageed.

Jibril Qoobey