Al-Shabaab oo ku amartay shirkadaha diyaaradaha inay bixiyaan lacag

Kooxda Al-Shabaab ayaa canshuur dhan 4000 oo dollar kusoo rogtay shirkadaha diyaaradaha ee ka howlgalla gudaha Soomaaliya, kuwaas oo gaaraya illa 14 shirkadood, sida laga soo xigtay qaar kamid ah shirkadaha.

Kulanka ka dhacay duleedka Muqdsho, oo ay xaadireen Maamulka in ka badan 7 Shirkadood ayaa lagu wargaliyay inay bixiyaan lacagta, Shirkadaha ayaana ka dalbaday Al-Shabaab in la siiyo waqti.

Idilnews