Madaxweyne Laftagareen oo magaacabis sameeyay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa u magacaabay Cumar Daa’uud Khaliif Gudoomiye ku-xigeenka Gargaarka iyo Samafalka ee Gobolka Bakool.

Madaxweyne Laftgareen ayaa faray Gudoomiye ku-xigeenka Gargaarka iyo Samafalka ee Gobolka Bakool ee la magacaabay in si wanaagsan uu u guto waajibaadkiisa shaqo ee looga xilsaaray Gobolka Bakool.