Nin soomaali ah oo TPLF ka garab dagaalamaya

Yusuf Ibrahim, oo ahaa khabiir caafimaad oo ka hawlgala deegaanka Tigreega gaar ahaan Magaalada Adigarad horena uga shaqeeyay Magaalooyinka Dansha, Humera iyo meelo kale ayaa la sheegay in uu raacay oo uu buuraha la galay saraakiisha TPLF oo uu ka garab dagaalamayo dhaawacoodana dawaynayo.

Ninkan soomaaliga ah ayaa la sheegay in uu deegaankaas mudo 10 sano ah ku noolaa oo uu ka shaqaynayay.

SDM