Puntland oo sheegtay inay fashilisay damacii Somaliland ee Sool, Sanaag iyo Cayn (VIDEO)

Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Musadaq ayaa ka warbixyey Fashilkii ku yimaaday Damacii Doorashooyinka Maamulka Soomaaliland Goballada Sool, Sanaag ,Haylaan iyo Cayn ee dhuumaaleysigii Diiwaangalinta Cidbixiyaha iyo Doorashooyinka.