VIDEO: Caqabadaha hortaagan qabyo-tirka Dastuurka KMG ah ee DF Soomaaliya

Maxay yihiin caqabadaha hortaagan qabyo-tirka Dastuurka KMG ah ee Federaalka Soomaaliya, sideese looga gudbi karaa ? Halkaan hoose ka Daawo Madasha Haldoor oo uu daadihiyo Wariye Jibriil Qoobey.