Xildhibaano kamid ah Baarlamaanka Puntland oo booqday xabsiga weyn ee Boosaaso (VIDEO)

Guddiga Shuruucda iyo caddaaladda Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa kormeeeray xarumo ay ka mid yihiin Xabsiga magaalada Boosaaso, Maxkamadda darajada 1-aad ee gobolka Bari iyo saldhigyada Booliska, waxa ayna kulan la qaateen taliska qaybta Booliska iyo Maamulka degmada.

Idilnews