Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabis sameeyay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta DF Soomaaliya Saciid Cabdullaahi Calasow.

Sidoo kale, Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta u magacaabay Cabdullaahi Xayir Ducaale.