Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo heshiis kala saxiixday

Waaxda Sirdoonka Maaliyadda ee Imaaraadka ee loo soo gaabiyo (UAE FIU) ayaa waxay heshiis Is-faham (MoUs) kala saxixideen Xarunta Warbixinta Maaliyadda ee Somalia (FRC).

Dowladda Soomaaliya iyo Imaaraadka ayaa heshiiskaan isaga kaashan doona La-dagaalanka Dembiyadda Maaliyadeed, Lacagaha la dhaqo iyo Dhaqaalaha loo xawilo waxa ay ugu yeeraan Kooxaha Argagixisada.

Sida aynu ka soo xiganay Wakaalladda Wararka Imaaraadka ee WAM waxaa Heshiiskaasi Is-Faham wada saxiixay Madaxa Waaxda Sirdoonka Maaliyadda ee Imaaraadka (UAE FIU), Cali Fasal Ba Calaawi, halka ay Somalia u saxixiday gaasimaha Xarunta Warbixinta Maaliyadda (FRC), Aamina Cali.

Si kastaba heshiiskaan ay kala saxiixdeen dowladda Federaalka Soomaaliya iyop Imaaraadka Carabta ayaa waxaa uu kusoo aadaya, iyada oo weli xun yahay xiriirka ka dhexeeya labada dowladooda.

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.