Wasiir kuxigeenka Caafimaadka DDS oo booqday Dekedda Garacad (VIDEO)

Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Dowlad deegaanka Soomaalida Cabdirashiid Yuusuf Nuur, iyo Wafti ganacsato ah oo uu hoggaaminayo oo gaaray deegaanka Garacad ee Gobalka Mudug ayaa booqday dhismaha Dekedda Garacad oo meel gaba-gabo ah maraya.

Jibril Qoobey