Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada-hadlay iskaashiga labada dhinac (Sawirro)

Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir ayaa la kulmay wefdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka & Iskaashiga labada dal iyo dib u furista safaaradda Sacuudiga ee Soomaaliya.