Wasiirka Hawlaha Guud ee Puntland oo booqday Wadada xariirisa Garoowe – Gaalkacyo (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Puntland Axmed Bashiir Muuse, oo ay wehlinayaan Guddoomiyaha Gobalka Mudug iyo Duqa degmadda Gaalkacyo ayaa kormeer ku tagay Wadada xariirisa Gaalkacyo iyo Faratooyo, taas oo ay ka bilaabatay sahmintii ugu horaysay ee dhismaha 85-KM oo kamida Laamiga xiriiriya Magaaloyinka Gaalkacyo iyo Garoowe.

Idilnews