Maxkamadda Sare ee Puntland oo u fariisatay Kiiska 8 xubnood oo Al-Shabaab ah (VIDEO)

Maxkamadda sare ee ciidammada qalabka sida iyo danbiyada culus ee Dowladda Puntland ayaa u fariisatay dacwadda Racfaan qaadashada 8 xukamanayaala ah oo Alshabaab ka tirsan, horreyna dil toogasho ah loogu xukumay.