Sawirro: Isku aad Horyaalka kooxaha heerka 1-aad ee Puntland oo la shaaciyay

Xiriirka Kubadda cagta Puntland ayaa caawa sameeyay isku aadka Horyaalka kooxaha heerka kowaad ee Puntland, kuwaas oo gaaraya 9 kooxood.

Koobkan oo 15-ka bishan June, ka bilaaban doona Garoonka kubadda cagta Mire Awaare ee magaaladda Garoowe, ayaa lagu daahfuri doonaa Kooxaha Garoowe City iyo Boosaaso FC. Waxaana Koobka inta uu socdo sidoo kale lagu diyaari doonaa garoonka Kubadda cagta Cawaale ee magaaladda Gaalkacyo.

Jibril Qoobey