Taliye Muumin “Shacabka Gobalka Mudug ha nagala soo xariiraan Number-ka gaaban ee 999” (VIDEO)

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Mudug Muumin Cabdi Shire, ayaa ka warbixiyay xaalada amni ee Gobalka Mudug, isagoona digniin u diray dhalinyaro Moobilada furata.

Taliye Muumin Cabdi Shire, ayaa ugu baaqay Shacabka Gobalka Mudug in hadii ay arkaan falal ammaan-darro ay kasoo wacaan Ciidanka Booliska Number-ka gaaban ee ‘999’, ayna si dhaqso ah uga soo jawaabi doonaan.