Ciidammo Booliska ah oo maanta la geeyay magaaladda Boosaaso (VIDEO+Sawirro)

Ciidamo cusub oo Boolis ah ayaa Maanta sogaaray Magaalada Bosaaso kuuwasi oo ka yimi Magaalada Qardho oo uu tababar ugu so dhamaaday

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa ku so dhoweeyay Ciidamadaan Cusub Gobalka.

Ciidamadaan ayuu Taliyaha amray in ay aqoontii ay soobarteen ugu adeegaan Bulshada Gobalka Bari isagoona u mahadceliyay Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni kaalin muuqata ka qaatay Tayenta Ciidamada Puntland.