Kenya ayaa dib u furtay duulimaadyada ka imaanaya iyo kuwa aadaya Soomaaliya (Akhriso)

Dowladda Kenya ayaa dib u furtay Hawadeeda duulimaadyada ka imaanaya iyo kuwa aadaya Soomaaliya, sida ay shaacisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya.