Madaxweyne Guudlaawe oo magacaabay Guddi cusub (Akhriso)

Madaxweynaha Hirshabelle Ali Gudlawe Hussein, ayaa magacaabay Guddiga dabagalka Mashaariicda Dowlad Gobaleedka Hirshabelle, kuwaas oo ka kooban 8 Wasiir.

Jibril Qoobey