Puntland oo soo bandhigtay dhalinyaro kasoo goosatay Ciidanka Eritrea loo qaaday (VIDEO)

Puntland ayaa soo bandhigtay 5 dhalinyaro ah oo kamid ah dhalinyarada tababarka Ciidan loo geeyay Dalka Eritrea, Kuwaas oo sheegay inay kasoo baxsadeen xeradii ay ku jireen kaddib tacadi ay sheegeen inay la kulmeen.

Dhalinyarada oo Shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Garoowe ayaa sheegay inay DFS ay khiyaantay.

Jibril Qoobey

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.