Shir looga hadlayo jawaabta dhalinyaradii loo qaaday Eritrea oo ka socda Villa Somalia

Shir looga hadlayo Jawaabta Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka bixinayso arrimaha la xariira dhalinyaradii loo qaaday Dalka Eritrea iyo wararka sheegaya inay ka dagaalameen Gobalka Tigreega ee Dalka Itoobiya, ayaa ka socda Madaxtooyadda Villa Somalia.

Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay Idilnews, in marka uu kulanku soo dhamaado uu saxaafadda la hadli doono Wasiirka Amniga XFS Xasan Xundubey Jimcaale.

Idilnews