Ciidanka Itoobiya oo baneeyay deegaano kamid ah Koonfur Galbeed

Ciidamadii Itoobiya ka joogay Gobolada Bay iyo Bakool,ayaa dib ugu laabtay gudaha Dalkooda.

Ciidamadan,ayaa gurmad xoojin ah unoqonaya dagaalada Ciidanka Milatariga Itoobiya ka wadaan gudaha Gobolada Tigreega iyo Oromada.

Dhanka kale cabsi xoog leh,ayaa soo wajahday Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed oo Ciidamadan fariisin u ahaa sanadadii danbe.

Jibril Qoobey.