Laftagareen iyo Safiirada Beesha Caalamka oo kulan ku qaatay Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, ayaa kulan la qaatay magaaladda Muqdisho Wakiilada Beesha Caalamka oo uu horkacayo Safiirka Qaramada Midoobay James Swan.

Kulanka ayaa looga hadlay Arimaha Doorashooyinka iyo Mashaariicda Hormarineed ee ka socda Deegaanada Koonfur Galbeed.