Sawirro: Wariyayaasha deegaanada Puntland oo la barayo tabinta wararka Baarlamaanka

Ururka Suxufiyiinta Puntland ee MAP ayaa Tababar ku aadan Habka Tebinta Wararka Baarlamaanka u furay 15 kamid ah Wariyeyaasha Puntland.

Xildhibaano kamid ah Baarlamaanka Puntland, Wasiiru-dowlaha Warfaafinta Puntland, iyo Guddoomiyaha Ururka MAP ayaa ka qeybgalay furitaankii tababarkan oo socon doona muddo labo maalmood ah.