WAR DEG DEG AH: Dab xooggan oo caawa qabsaday Suuqa weyn ee Boosaaso

Dab xooggan ayaa goor-dhaweyd qabsaday qeybo kamid ah suuqa weyn ee magaaladda Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, iyadoona haatan ay bilowdeen gurmadyo lagu daminayo dabkan.

Dabkan ayaa si gaar ah uga kacay Qeybta caanaha ee Suuqa. Ciidanka Booliska Puntland ayaa wada dadaalo.

Jibril Qoobey