Hirshabelle iyo Talyaaniga oo ka wada-hadlay xal u helida Fatahaadaha (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabelle Ali Guudlawe Hussein, ayaa kulan kula qaatay magaaladda Muqdisho Safiirka Dalka Talyaaniga ee Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi.

Kulanka ayaa looga hadlay xal u helida Arrimaha Fatahaadaha, Amniga iyo fulinta Mashaariic horumarineed oo laga hirgaliyo Deegaanada Hirshabeelle.

Idilnews