Madaxweyne Deni oo furaya Kalfadhigga 48-aad ee Baarlamaanka Puntland

Kalfadhigga 48-aad ee Golaha Wakiillada Puntland ayaa maanta furmaya, Waxaana furi doona Madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni sida uu qabo Dastuurka Puntland, kaas oo ka jeedin doona khudbad uu uga hadlayo xaalada Dalka, sida Doorashooyinka.

Kalfadhigga 48-aad ee Golaha Wakiillada ayaa imaanaya xilli lagu wado inuu Madaxweynaha Deni Isbedel ku sameeyo xubno katirsan Golaha Wasiirada.

Idilnews